,













Home | Al- Qur'an | Photo album | Heeso





blomma.gif








































starspinnnnn.gif

TO LEAVE AND DIE FOR
clan.gif

somli-sites

somalilandnet.com

Somaliland

BBC 14:00

BBC 18:00PM

Somaliland forum






runnigfire.gif

 

 

Xabiibi macaaneey.

Xuladii haweenkaay.

Xareed iyo udgooneey.

Xurmo tii lahaydeey.

Xariirtii umadaay.

Xishood iyo wanaageey.

Meelaha xumaantiyo

laguhayo xaqdarada,

xadka tii uyeeshaay.

xamdi ilaahay baalee,

diiteena xurmeeyaay.

xabiibkeenii macaanaa,

eebaheed kaxishootaay.

xan iyo been masheegtaay.

Dhiigayga xulxuliyaay.

Xubnahayga xidhiidhshaay.

Xadhigii naftaydaay.

Xabadk iyo laabtaay.

Xidigtaydii nuurtaay.....................to be cont.

by: Mukhtaar saxardiid






starspinnnnn.gif

TO LEAVE AND DIE FOR
clan.gif








































To contact me just click on my pic.

mg2.jpg